Wasiir Beyle oo shaaciyey xiliga IMF ku dhawaaqeyso cafinta deynta Soomaaliya

Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda federalka Soomaaliya Cabdiraxaan Ducaale Beyle oo maanta shir jar’id warbaahinta u qabtay ayaa waxa uu sheegay in 25-ka bishan hey’adda lacagta aduunka ee IMF ka deynta ka cafineyso Soomaaliya. Waxa uu sheegay wasiirka in Bangiga Aduunka iyo Bangiga Horumarinta Afrika ay Soomaaliya ka cafiyeen inta badan lacagihii ay kulahaayeen, balse ay … Continue reading Wasiir Beyle oo shaaciyey xiliga IMF ku dhawaaqeyso cafinta deynta Soomaaliya